berberatoday.com
Sarif Bararka Lacagta Birta Oo Sababtay In Albaabada Loo Xidho Meheradaha Ganacsiga Ee Magaalada Wajaale.
May 24, 2022 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Suuqyada ganacsiga ee magaalada wajaale oo ah magaalo xuduudeed udhexeeya Somaliland iyo itoobiya ayaa maanta la xidhay kadib markii qiimo dhac uyimid lacagta birta ah ee itoobiya oo 100$ marayo 8000bir taasi oo keentay in waxba la kala iibsan waayo.

Qaarkamid ah ganacsatada magaalada wajaale ayaa ka hadlay waxyaabaha sobobay in ay xidhaan meheradahoogii iyo sarif bararka ku yimid lacagta birta oo ah ta loogu isticmaalka badan yahay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews