Shacabka Magaalada Berbera Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Kaga Cabanayaan Qiimaha Laydhka Oo Lagu kordhiyay.
May 30, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan magaalada berbera ayaa iskugu soo baxay banana bax ay ku muujinayaan cabashada ay ka qabaan qiimaha korontada iyo laydh xumo iskugu biirtay