“Muuse Biixi Wuxu Arinkii Doorashada Ka Baxay Markii Uu Ogaaday In Aanay Jirin Fursad Uu Doorashada Ku Guulaysan Karo”Cali Guray.
May 31, 2022 - Written by admin
Muuse Biixi wuxu arinkii doorashada ka baxay markii uu ogaaday in aanay jirin fursad uu doorashada ku guulaysan karo. Waa markaa marka uu Doorashadii Guurtida ka hadhay arinta doorashada ururada/xisbiyada in la soo hormariyo soo tuuray ragna soo ciyaarsiiyay. Doorashada Madaxtooyada in uu ku baabi’iyo sheekada ururada wax kale maaha ee isaga ayaa u qiil samaysanaya muddo kordhin.