“Ciidamadda Qalabka Sida Ee Qaranka Jsl, Waxa Aan Uga Digayaa In Ay Ku Milmaan, Murranada Siyaasadda Ee Xukuumadda Xilkeedu Sii Dhammaanayo Ay Dalka Ka Waddo”Musharax Cirro.
June 1, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa markale ka hadlay xaqa uu dastuurku muwaadiniinta usiiyay in ay banana baxyo sameeyaan ay ku cabirayaan dareenkooda,
