Madaxwaynaha Somaliya Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Baydhabo.
June 1, 2022 - Written by admin
Baydhabo(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
