Rag Loo Maleynayo Al-shabaab Oo Weeraro Ka Geystay Gudaha Kenya
June 4, 2022 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Ciidamada Ammaanka Kenya, ayaa howlgallo ballaadhan ka wada Mandheera, Wajeer, Lamu iyo qeybo ka mid ah ismaamulada Kilifi, ka dib weeraro is xig xigay oo rag loo maleynayo Al-shabaab ay halkaasi ka fuliyeen.