Sedexdii Xubnood Ee Udanbeeyay Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Iscasilay
June 5, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sedexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi, sida ay ii xaqiijiyeen Illo-xogogaal ah.

Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood, Kaltuun Sheekh Xasan iyo Cabdixakiim Siciid Dalmar.