berberatoday.com
Xildhibaano Sheegay In Loo Diiday In Ay Booqdaan Waxna Loo Geeyo Masuuliyiintii Xisbiyada Mucaaridka Ee Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe. “
June 10, 2022 - Written by admin

“Waxaan Leeyahay Xadhiga Cukuse Iyo Xamarje Xal Maaha, In Ay Kasii Darto Mooyee”Xil Siciid Cudhay.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaano katirsan golayaasha wakiilada iyo deegaanka somaliland ayaa sheegay in masuuliyiintii xisbiyada mucaaridka loo diiday iyaga booqday islamarkaana loo diiday eheladoodii in ay ugeeyaan cunto iyo gogal.

Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay hadii masuuliyiinta xoriyadooda loosoo celin waaya in wixii ka dhaca xukuumadu masuul ka tahay,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews