Gabadhii Ay Ciidamada Boolisku Jidh Dil Ugaysteen Oo Ka Hadashay Dhaawacyo Culus Oo Ay Soo Gaadhsiiyeen
June 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gabadh kasoo muuqatay markii uu socday mudo haraadkii xisbiyada mucaaridku iyagoo si xun ugaraacayaan ciidanka boolisku islamarkaana mid kamid ah saraakiishii hogaaminasa uu si badheedh ah laag ugu dhufanayo ayaa ka hadashay sidii wax ugu dhaceen iyo jidh dil ay ugaysteen
Sidoo kale gabadhan ayaa sheegtay in aanay ka hadhay askartaa sida xun ujidh dilay.