Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo ka Hadashay Mudo Haraadkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.
June 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay banana baxii maanta ka dhacay magaalada hargaysaa kaasi oo ay sameeyeen xisbiyada mucaaridka Somaliland islamarkaana ay ciidamadu masuuliyiin tiro badan xidh xidheen halka qaarkamid ah masuuliyiinta xisbiyada dhaawacyo soo gaadheen
Wasaarada arimaha dibada jsl oo soo saartay warsaxafadeed ay kaga hadlay mudo haraadkan ayaa beesha caalamka iyo wadamada daneeya dimuqraadiyada Somaliland la wadaagtay sida ay uga xuntay wixii dhacay iyadoo ku baaqay in lasii wado wadahaladii udhexeeyay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka