Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Ka Qayb galay Kulan Lagaga Hadlayay Iskaashiga Ganacsi Ee Somaliland Iyo Finland. H
June 15, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa ka qaybgalay kulan lagaga hadlayay iskaashiga ganacsi ee Somaliland iyo maalgashadayaasha dalka Finland waxaa halkaasi ugu horay ka hadashay wakiilka Somaliland ufadhida Somaliland saamiya muuse.

