“Al shabaab Marnaba Uma Suurto Gali Karto Inay La Wareegaan Xukunka Soomaaliya” Safiirka Maraykanka.
June 17, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka dowladda Maraykanka Ufadhiya Soomaaliya, Larry Andre ayaa sheegay in aysan Alshabaab u suurtagali karin inay la wareegaan Soomaaliya, si lamid ah Taliban oo la wareegay Afgaanistan.
