“Maxamuud Xaashi Ma Laga Yaabaa In Mar Kale Uu ku Hungoobo Kulmiye, Xili Aanu Xataa Urur Siyaasadeed Furan Karin?Faalo Cali Guray.
June 19, 2022 - Written by admin
KULMIYE AYAAN AHAY MUSHARAXNA WAAN AHAY
Kulmiye hadii xilka gudoomiyaha Muuse baneeyo waxan qabaa gudoomiyaha cusub ee bedeli doonaa aanu muran ku jirin ee noqon doono Maxamed Kaahin. Meel laga mari karo xaqiiqadan anigu garan maayo xanta iyo dhuxdhuxdu way badan tahay. Waynu og nahay oo sida la sheegayo Muuse Biixi ayaaba isagu wada Maxamuud.
