berberatoday.com
Somaliya Haweenay Markii Uhoreysay Kusime Madaxweyne Ka Noqotay Iyo Sababta
June 20, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa waxaa ay noqotay ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya kadib markii uu safar debedda ah ugu kicitimay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaan Sacdiya, ayaa xilkan qabanaysa maadaama uu Soomaaliya ka maqan yahay Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe.

Arrintan, ayaa ah mid taariikhi ah, waana markii ugu horraysay ee Soomaaliya ay ku-sime madaxweyne ka noqoto hoggaamiye dumar ah.

Xildhibaan Sacdiya, ayaa ah haweeynaydii ugu horraysay ee loo doorto xilka guddoomiye ku xigeenka Aqalka Hoose ee baarlamaanka Soomaaliya.

Sida uu dhigayo sharciga Soomaaliya, haddii madaxweynaha iyo guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanku ay isku mar safar debedda ah u wada baxaan, waxaa xilalkooda sii haynaya Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Hoose.

Xildhibaan Sacdiya, ayaa sii ahaan doonta ku simaha xilalka madaxweynaha Soomaaliya iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka inta uu Soomaaliya dib ugu soo laabanayo mid ka mida labada masuul ee ay xilalkooda sii hayso.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews