Maxbuus Xabsiga Madheera 16 Sano Ugu Xidhan Mag Qiimaheedu Dhan Yahay $2000!
June 21, 2022 - Written by admin
Madheera(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha bulshada ee xisbiga Waddani Maxamed Siqiid Dhame oo booqday jeelka madheera ayaa kula kulmay dhacdo damqasho leh muwaadin udhashaydalka itoobiya oo mudo 16sano ah jeelka madheera ugu xidhan mag qiimaheedu dhan yahay 2000$ kaasi oo aan wax ehel ah ku lahayn Somaliland.
