Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Saleebaan Cabdi Looliye Oo Ka Warbixiyay Xaalad Biyo Yaraaneed Oo Shacabka Berbera Soo Foodsaartay, Ceelal Biyod Gudhay Iyo Beebka Biyaha Soo Qaada Oo Gaboobay Meelo Badana Ka Jaba.
June 23, 2022 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Wakaalada Biyaha Berbera Saleebaan Cabdi Looliye Oo Ka Warbixiyay Xaalad Biyo Yaraaneed Oo Shacabka Berbera Soo Foodsaartay, Ceelal Biyod Gudhay Iyo Beebka Biyaha Soo Qaada Oo Gaboobay Meelo Badana Ka Jaba.