berberatoday.com
“Waxaanu Marwalba Kasoo Horjeednaa Waxkasta Oo Mudo Kordhin Ah, Dalka Waxaa Daashay 30 Sano Wax Layidhaa Korodhsi”Prof Cabdisalaan Yaasiin.
June 24, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah Siyaasiyiinta somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed Ee Udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo salka ku Haya qabsoomida doorashada madaxtooyada iyo wakhtiga la furayo ururada siyaasada

Sidoo kale prof cabdisalaan yaasiin ayaa sheegay in muranka Siyaasada ee wakhtiga doorashooyinka uu somaliland marwalba uu soo noqnoqdo islamarkaana hada madaxwaynaha jooga uu siduu rabo udhigo sharciga dalka Isagoo gudiyada dhexdhexaadinta xukuumada iyomucaaridka uga digaymudo kordhin loo sameeyo xukuumada iyo mudada xisbiyada siyaasada.

 

Dhanka kale prof cabdisalaan yaasiin ayaa ka hadlay wararka sheegayay maalmahan in musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani uu urursaday ciidan beeleed boolisku ku eedeeyay in gurigiisa joogaan isagoo xusay in  madaxwaynaha haatan talada dalka haya uu isna xiligii uu mucaaridka ee xukuumadii madaxwayne daahir riyaale haysay talada dalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews