Madaxweyne Muuse Biixi Oo Wasiir Kuxigeen Cusub Magacaabay
June 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siciid Xasan Habbane ayaa Madaxwaynaha Somaliland u magaacay in uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland.

