Dawlada Xamar Oo Jawaab Ka Bixisay Eedo La Xidhiidha Qeybintii Xujaajta Oo Somaliland Dusha Usaartay
June 29, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda federalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedayn uga timid Somliland, taas Oo ku saabsan sida loo qeybsaday xujeyda sannadkan.
