Gudoomiyaha Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Oo Ka Hadlay Sida Ay Ganacsatadu Ugu Tacadiyaan Shaqaalaha Ushaqeeya!
June 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka Qaranka somaliland ayaa ka hadlay tacadiyadii ka dalka ka dhacay
Sidoo kale gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka qaranka maxamed baaruud ayaa sheegay in ganacsatadu ay yihiin kuwa ugu dulmiga iyo tacadiga badan ee shaqaalaha ushaqeeya.