Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Baarlamaanka Ingiriiska U Sharraxay Qadiyadda Somaliland.
June 30, 2022 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga dalka ingiriiska ayaa kulan uu la qaatay xildhibaanka udooda qadiyada Somaliland ee baarlamaanka Uk wuxuu sharaxaad ka siiyay qadiyada Somaliland isagoo luuqada ingiriiska ku hadlaya.