Xildhibaan Golaha Wakiilada Katirsan Oo Laga Soo Doortay Gobolka Gabiley Oo Sheegay Inaan Xeerka Midaynta Cashuuraha Waxba Ka Bedelayn Xuquuqda Gabiley”Daawo Muuqaal
June 30, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan cabdikariim maxamed axmed oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada lagana soo doortay gobolka gabiley ayaa ka hadlay xeerka midaynta cashuuraha oo golaha la horkeenay iyo xildhibaano si gaar ah taargad ugu ah gabiley
Sidoo kale xildhibaan cabdikariim ayaa sharaxay qaabka gobolada dalka looga qaado cashuurta iyo sida ay ushaqeeyaan kastamadu.