Dawladda Mareykanka Oo Shirkadaha Google Iyo Apple Ku Amartay Inay Hawada Ka Saaraan Tik-tokga!
July 1, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Guddomiyaha guddiga Isgaadhsiinta ee dalka Mareykanka ayaa ku amray shirkadaha Google iyo Apple inay aalada TikTok hawadooda ka saaraan sababo la xidhiidha amniga awgeed.
TikTok app