Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Uu Sababay
July 2, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Shil gaadhi galabta ka dhacay duleedka magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco ayaa sobobay dhimashada hal qof iyo dhaawaca shan ruuc oo kale iyadoo dhaawaca shilkan lagu dabiibayo cisbitaalka magaalada burco.
