Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Dawlada Xamar Tababarka Ugu Dirtay Dalka Eritrea Oo Geeriyooday
July 3, 2022 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar, ayaa markii ugu horeysay shaaciyay iney dhinteen qaar ka mid ah dhalinyaradii Soomaalida ee tababarka loogu qaaday wadanka Eratariya.