berberatoday.com
Muwaadin Somaliya Oo 17 Sano Talyaaniga Ku Xidhnaa Oo Muqdisho Qarax Lagu Dilay
July 7, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Xaashi Cumar Xasan oo ahaa nin Soomaali ah oo muddo 17 sano ah hadda ka hor ku xidhnaa xabsi ku yaal Talyaaniga kaas oo la soo daayay sanadkii 2016-kii, ayaa maanta ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Muqdisho.

Wararka waxay sheegayaan in Xaashi Cumar qarax loogu xidhay gaadhigiisa.

Xaashi Cumar oo haatan ka shaqeynayay arrimaha nabadda, ayaa waxaa hadda ka hor lagu eedeeyay dil loo gaystay gabadh wariye ahayd oo ka tirsanayd Telefishinka RAI ee dalka Talyaaniga iyo sawir qaade la socday sanadkii 1994.

Maxkamad ku taal magaalada Perugia ee wadanka Talyaaniga, ayaa hore u xukuntay lacag gaadhaysa saddex milyan oo doolar oo magadhow ah Xaashi Cumar Xasan oo ah nin Soomaali ah oo muddo 17 sano dalkaasi ugu xidhnaa dambi aanu galin oo ah dil laba saxafi oo Talyaani ah loogu gaystay magaalada Muqdishu sanadkii 1994-kii.

Xaashi Cumar, ayaa bishii October ee sanadkii 2016-kii laga siidaayay xabsiga ka dib markii lagu waayay dambigii loo haystay, iyadoo la qiray in uu ahaa xabsi galin aan sharci ahayn.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews