Munaasibada Shaacinta Urur Siyaasadeedka Jiilka Cusub Ee Curad Oo Ka Qabsoontay Magaalada Borama Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay”Daawo Muuqaal
July 8, 2022 - Written by admin
Boarama(Berberatoday.com)-Urur Siyaasadeedka Jiilka Cusub ee Curad Ayaa maanta la lagaga dhawaaqay magaalo madaxda Gobolka Awdal ee Boorama taasi oo xaflada lagu shaacinayay ay kazoo Qaybgaleen siyaasiyiin,waxgaradka ,dhalinyaro iyo haween.
