berberatoday.com
Shil Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Oo Ay Ku Geeriyoodeen Sedex Qof Oo Dhalinyaro Ah.
July 10, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shil gaadhi oo maanta duhurkii ka dhacay Kaantaroolka galbeed ee magaalada hargaysa ayaa sobobay Geerida sedex qof oo dhalinyaro kadib markii ay isku dhaceen Laba gaadhi oo kala ah gaadhi xaajiyad ah iyo gaadhi yar oo vits ah,

 

Sedex dhalinyarada ee ku geeriyooday shilkan ayaa wada saarnaa gaadhi yar ee vitsta ah.

Magacyada sedex marxuum ee ku geeriyooday shilka Alle ha,unaxariistee ayaa kala ah

1; marxuum Faysal Muhumed Muuse.

2; Marxuum Cabdisalaan Cismaan.

3; Marxuum Axmed Maxamed Xasan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews