Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sheegay Inay Dabada Ka Riixayaan Xeerka Midaynta Cashuuraha Xildhibaano Katirsan Xisbiga Kulmiye
July 10, 2022 - Written by admin
“Madaxwayne Xildhibaanada Wada Mooshinta Xeerka Midaynta Cashuuraha, Waxa Ku Jira Xildhibaano Kulmiye Waliba Kazoo Jeeda Bariga Burco Ee Hadii Aanay Wasiirada Ku..”Xil, Axmed Ciisood.
Gabiley(Berberatoday.om)-Xildhibaan Axmed Ciisood oo katirsan golaha Deegaanka degmada gabiley ayaa ka hadlay xeerka midaynta cashuuraha oo xildhibaano baarlamaanka katirsan golaha horkeeneen iyo sida ciilqabnimada ee ay gabiley iy berbera sida gaarka ah ugu bartilmaameedsanayaan.
