Hooyo 3 Caruura Isku Mar Ku Umushay Cisbataalka Abdaal Ee Degmada Madheera
July 12, 2022 - Written by admin
𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐀𝐛𝐝𝐚𝐚𝐥 ee Degmada Madheera, Waxaa Xalay Ku Umushay Gabadh. Gabadhaas oo 𝐔𝐦𝐮𝐬𝐡𝐚𝐲 𝟑 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐚(2 Hablood iyo Wiil). Maashaa allaah.
Guud ahaan Caafimaadka Gabadhaas iyo Caruurteeduba Way Caafimaad Qabaan.
Gabadhaas waxaa Qabay Askari Ciidanka Asluubta ah..
Waxaa Xarunta caafimaadka Looga Fidiyay Gargaar Caafimaad oo dhamaystiran..
Waxaan Aad ugu Mahadnaqayaa Maamulka iyo Shaqaalahaha Caafimaadka Xarunta Abdaal oo Xilwayn iska Saaray Daryeelka Gabadhaasi…
Waxaanan Bulsha Waynta Reer Somaliland Ugu Baaqayaa Inay Caawiyaan Gabadhaas oo Jore Haystay 8 caruura isla markaana Ay ku Soo Biireen 3 Caruur ah ee ay Xalay hal mar wada umushay….Alle Ha u Barakeeyo Awlaada aamiin….