berberatoday.com
Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Xuquuqda Carruurta
July 17, 2022 - Written by admin
Golaha Guurtida Somaliland

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada aqalka golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxaa ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xeerka xuquuqda carruurta ee dalka xeer Lr. 102 /202.

Xeerkan xuquuqda carruurta Somaliland ee xeer Lr. 102 /202 oo maalmihii u dambeeyay ay ka doodayeen xildhibaanada golaha Guurtidu, ayaa ka soo gudbay xildhibaanada golaha Wakiillada.

Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo fadhiga maanta shir guddoominayay, ayaa cod gacan taag ah u qaaday xeerkaasi, waxaana ogolaatay 40 xildhibaan, halka ay 3 mudane diideen, islamarkaana waxaa ka aamusay 7 mudane, xeerka xuquuqda caruurta xeer Lr. 102 /202.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews