“Hadii Aad Igu Taqaaneen Hadal Badnaan,Maanta Waxaan Ka Baqayaa In Aan Ooyo”Marwo Adna Aadan.
July 18, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Drs adna Aada Ismaaciil oo ka hadlay munaasibad ay arday ku qalin jabinaysay ayaa ka warantay marxaladihii ay soo martay waxbarashada jsl iyo dadaalka mustaqbalka dhalinyarada Somaliland