Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge Oo Balan Qaaday In Uu La Wareegi Doono Shaqaalihii Xabaalaha Ee Sh, Aadansiiro Gacanta Ku Hayay.
July 18, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikarim axmed mooge oo ka qaybgalay aaska sheikh marxuum aadan xaaji maxamuud aadansiiro oo maanta lagu aasay xabaalaha baqiic ee uu marxuumku gacanka ku hayay
Maayar mooge ayaa balan qaaday in uu la wareegi doono shaqaalihii uu gacanta ku hayay marxuum sheikh aadansiiro ee ka hawlgalayay xabaalaha Baqiic.