berberatoday.com
Urur Siyaasadeedka Cusub Ee Halgan Oo Maanta Laga Dhawaaqay Magaalada Hargaysa Iyo Aragtida Uu Kaga Duwan Yahay Xisbiyada Jira!
July 18, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibada lagu shaacinayay urur siyaasadeedka cusub ee Halgan ayaa maanta lagu Qabtay magaalada Hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen siyaasiyiin,waxgarad,haween iyo dhalinyaro

 

Gudoomiyaha urur siyaasadeedka cusub ee Halgan Muj/siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(Cali Guray) Ayaa faah faahin ka bixiyay sobobaha loo aas aasay ururka Halgan iyo waxyaabaha uu kaga duwan yahay Ururada Iyo xisbiyadii hore ujiray ee bulshadu tabayso.

Sidoo kale Gudoomiye cali ayaa isago cadeeyay in aanu urur furan balse uu urur furay kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii shacabka Somaliland uwada yeelan lahaayeen xisbi islamarkaana uu ku barbarian doono dhaliyarada cusub eek u biiraysa siyaasada kuwaasi oo badali doono kuwa haatan umada Hogaamiya.

Dhanka kale siyaasiyiin iyo waxgaradka madasha ka hadlay ayaa soo dheeyay ururka Horumarinta Iyo Midnimada Somaliland ee HALGAN.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews