berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Gabi Ahaanba Joojisay Wada Shaqeyntii Iyo Inay Warar Ka Tabiyaan Somaliland Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga
July 19, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Sheegtay Inay Gabi Ahaanba Joojisay Wada Shaqeyntii Iyo Inay Warar Ka Tabiyaan Somaliland Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga.
Waxaana Sidaas Sheegay Wasiirka Warfaafinta Wacyigalinta Iyo Dhaqanka Salerban Yuusuf Cali Koore.
Sababta Ayuu Ku Sheegay Wasiirku Inay Cadaw Ku Noqotay Qaranimada Iyo Jiritaanka Somaliland.
“Dawlad ahaan waxaanu go’aaminay inaanu joojino Idaacadda BBC da inay ka hawl gasho dalka Somaliland, kadib markii hoos u dhigtay sharaftii iyo karaamadeedii Jamhuuriyadda Somaliland.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews