“Haddii Ay Xisbiyada Mucaaridka Dhab Tahay In La Mudeeyo Doorashada Madaxtooyada, Ciddii Doorashada Qaban Lahaydna Waan Haysanayaa Isma Qabato”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
July 20, 2022 - Written by admin
“Haddii ay xisbiyada mucaaridka ah ka dhab tahay in la muddeeyo doorashada madaxtooyada, ciddii doorashada qaban lahaydna waan haysanayaa, doorashadii in la muddeeyona waan rabaa isma qabatee hasoo daayaan…..” Madaxweynaha Somaliland