berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada Isugu Laabtay Xafiiskii BBC-Media Action Somali Ee Hargeysa
July 24, 2022 - Written by admin
WAR DEGDEG AH: Xukuumadda Somaliland ayaa albaabada isugu laabtay xafiiskii BBCMedia Action Somali ee magaalada Hargeysa, iyadoo sidoo kalana xabsiga u taxaabtay 5 kamid ah shaqaalaha BBCMedia Action.
*BBCMedia Action, waa hay’ad madaxa bannaan oo ka shaqeysa samafalka caalamiga ah, iyadoo sidoo kale soo saarta barnaamijyo la xidhiidha wacyigelinta arrimaha bulshada kuwaasi oo laga sii daayo idaacaddaha Soomaalida, mana ka shaqeyso arrimaha siyaasadda, sida ku qoran website-keeda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews