Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Gafefka Ay Idaacada BBC-du Ka Gashay Jqmhuuriyada Somaliland Ee Keentay In Laga Joojiyo Shaqadii!
July 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa qoraal uu soo saaray faah faahin ka bixiyay khaladaadka ay idaacada BBCdu ka gashay jamhuuriyada Somaliland Kuwaasi oo keenay in xukuumadu ka joojiso shaqadii ay ka hayn jirtay Somaliland