Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Raaligalin Ka Bixiyay Hadal Uu Hore Ugu Duray Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale.
July 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Siyaasi Maxamuud xaashi cabdi ayaa raali galin ka bixiyay hadal uu ka yidhi sanad guuradii 20aad ee xisbiga kulmiye oo uu ku duray madaxwaynihii hore ee somaliland daahir rayaale kaahin
Madasha uu maxamuud xaashi raali galinta ku bixiyay ayaa hayd hadhimo sharafeed lagu casuumay daahir rayaale.