berberatoday.com
Ganacsade Mustafe Guun Oo Ahaa Muwaadin Ay Gaadhi Wada Saaraayeen Gudoomiyaha Ucid Rooda Axmed Yaasin Oo Cuntadii Ka Soomay Markii La Horgeyn Waayey Maxkamad Ama Xoriyadiisi
July 10, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsade Musfate Guun oo ahaa muwaadin ay Gaadhi wada saaraayeen Gudoomiyaha Xisbiga ee gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasin oo badhtamihii Bishi Barakaysnayd ee Ramadaan  Ciidamada booliska jidka u galeen iyada iyo laba Nin oo safarka ku wehelinaayey, isla markaana Xabsi u taxaabeen. Ayaa saddex todobaad ku xidhan Saldhigga dhexe ee magalaadda Hargeysaa.  Iyadoon weli la horkeenin Maxkamadda.
Ganacsade Mustafe Guun ayaa laga dayrinayaa Xaaladiisa Caafimaad kaddib markii sida ehelladiisu sheegen uu ka soomay Cuntadii, Ilaa intii ka danbeysay Ciidul Fidriga.
Lama ogga sababta keentay ilaayo mudada xadhigga Ganacsade Mustafe Guun inuu xidhnaado mudada intaa le’eg bila maxkamad, hase-yeeshee Xoggo la helay ayaa sheegay inuu ku Xidhan yahay amar xagga madaxtooyadda ah. Iyadoon la garanayey sababta loogu gudbin waayey hayada cadaaladda haduu galay wax danbi ah oo loo haysto.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews