Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran Oo La Filayo Inay Badhtamaha Todobaadkan Lagu Jiro U Safraan Magaalada Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkooda Daaran Yahay
July 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wararka an helayno ayaa sheegaya in masyuliyiinta xisbiyada qaranku ay isku diyaarinayaan u dhawaan u safran magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag.
Waxaana masuuliyiintani ay ujeedada socdaalkoodu tahay sidii ay uga qayb gali lahaayeen iba furka xaflada diiwaangaliinta codbixiyayaasha gobolka sanaag oo 15 bisha lagu guda jiro la filayo in lagu qabto magaalada ceerigaabo.