Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Caasho Badhi Si Sharci Daro Ah Looga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa. H
July 28, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa galabta gacanta ku dhigay caasho badhi dalka si sharci daro ah lagaga dhoofinayay madaarka caasimada hargaysa.
