berberatoday.com
Maamulka Iyo Shacabka Magaalada Wajaale Ee Dhinaca Itoobiya Oo Raashin Iyo Lacag Taakulo Ah Udiray Ciidamada Liyuu Booliska.
July 28, 2022 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Maamulka magaalada wajaale ee dhinaca dawlad deegaanka Itoobiya  oo kaashanaya shacabka iyo ganacsatada ayaa deeq raashin,lacag iyo agab kale iskugu jirta udiray ciidamada liyuu booliska ee dagaalka kula jira oo kooxda argagixisada ah ee alshabaab oo weeraro ku soo qaaday deegaano katirsan ismaamulka somalida gaar ahaan kuwa teedsan xuduudka ay la wadaagto somaliya.

 

Sidoo kale shacabka magaalada wajaale ayaa taageero umuujiyay ciidamada liyuu booliska oo heegan ugu jira difaaca dalkooda.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews