berberatoday.com
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeeshay Haayadaha Ay Wada Shaqeeyaan.
August 2, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka  ayaa maanta furay Shir lagaga hadlayey sidii loo horumarin lahaa wadashaqaynta kadhaxaysa HQBQ iyo hay’addaha Ka shaqeeya ilaalinta xuquuqaha dadka nugul sida dadka Barakacayaasha, Qoxoontiga iyo magangelyo Doonka ah.

 

Kulanka Ayaa  ka qabsoomay xarunta HQBQ waxana kasoo qayb galay madaxda sare ee HQBQ, Lataliyaayasha hay’adda iyo masuuliyiin kasocday badiba hay’adaha kashaqeeya arrimaha dadka nugul ee kusugan gudaha JSL.

Sidoo kale  shirkani Ayaa waxa la isla gartay  in markii ay xaalad deg deg ahi ku timaado dadka Barakacayaasha  ama Qaxoontiga ah si wadajir ah HQBQ iyo Hay’addahu  u booqdaan goobta wax ka dhaceen soona saaraan warbixin wadajir ah si meesha looga saaro warbixinaha isburinaya ee aan saxda ahayn.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews