Xaalada Daran Oo Abaareed Oo Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Lagu Arkay Iyo Qaylo Dhaanta Kasoo Yeedhaysa Bulshada!
August 5, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Xaalada abaareed ee deegaano katirsan gobolka gabiley ayaa sii adkaanaysa taasi oo hada ay xoolihii udhimanayaan baad iyo biyo la,aan
Dadwaynaha deegaanka ijaara oo katirsan gobolka gabiley ayaa baaq udiray xukuumada iyagaa dalbay in loosoo gurmado