Urur Siyaasadeedka Halgan Oo Shir Ku Qabsaday Magaalada Hargaysa,Kuna Doortay Hogaanka Ururka!
August 10, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Urur siyaasadeedka Halgan Ayaa Ku Shirku Qabsaday Magaalada Hargaysa Kaasi oo ay kazoo qaybgaleen Xubnaha Ururka dhalinyaro, haween iyo Aqoonyahan.

