Alle Ha Unaxariisto Marxuum Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
August 18, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha Unaxariiste Waxa Magaalada Hargeysa Ku Geeriyooday Abwaankii Weynaa Filisoofkii Nolosha Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo waayadan dambe Ujiifay xanuun naftiisa dhul yaal ka dhigay,
Marxuum abwaan Maxamed Ibraahim warsame oo hormood u ahaa bahda Suugaanta Somalida ayaa curiyay Maansooyin iyo Gabayo badan oo dhinac kasta oo nolosha aadmiga ka hadlaaya iyo Xaalaadka aduunka ka Jira