“Waxaan Soo Jeedinayaa In La Wada Hadlo, Laysku Tanaasulo Sidii Sunaha Somaliland Ahayd”Gudoomiyaha Ururka Iftin.
August 19, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Iftin Cabdiqaadir Obsiiye ayaa ka hadly uranka siyaasadeed ee dalka ka jira isagoo dhinacyada khilaafku ka dhexeeyo ugu baaqay in ay wada hadlaan islamarkaana isqanciyaan,