berberatoday.com
Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Utaxaabay Suldaan Cade Gude Oo Kamid Ah Madax-dhaqameedka Xisbiga Wadani Taabacsan
August 22, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay fiidkii xabsiga utaxaabay Suldaan Cade Gude oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana Afhayeenka beelaha garxajis xili uu kusii socday gurigiisa oo ku yaala degmada Maxamuud Haybe ee caasimada hargaysa,

 

Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhinaca xukuumada iyo sababta loo xidhay suldaanka toona

Dhanka kale Xaaska Suldaan cade Gude oo Goordhawayd warbaahinta lahadashay ayaa ka warantay qaabkii loo qabtay iyadoo sheegtay in ciidamadu gacan saareen suldaan markii uu waydiiyay sobobta loo xidhayo lana geeyay saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa.

Suldaan Cade Gude ayaa kamida madax dhaqameedka taageera Xisbiga Mucaraadka ah ee wadani inta badana ka ahadlay arimaha muranka siyaasada iyo doorashooyinka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews