Wiil Yar Oo Fariin Qiiro Leh Udiray Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka
August 26, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wiil yar oo dadkiisu aanay ka waynayn 7sano ayaa baaq xanbaarsan fariin culus oo ka timid caruurtada somaliland udiray muuse biixi,cabdiraxmaan cirro iyo faysal cali waraabe oo uu usoo jeediyay in ay khilaafkooda dhamaystaan.